Ciidamada Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood iyo Dagaal…

Ciidamada maamulka Somaliland oo muddooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa saakay duullaan culus oo dhoor jiho ah ku qaaday magaaladaasi. Sida aan wararka ku helnay ciidamada Somaliland ayaa saakay qorsheeyay in ay si buuxda ula wareegaan magaalada Laascaanood, waxa ayna magaaladaasi ciidamada salaadii subax kaddib ku qaadeen weerar … Continue reading Ciidamada Somaliland oo Duullaan dhoor jiho ah saakay ku qaaday Laascaanood iyo Dagaal…